VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xildhibaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qaylo dhaan
Xildhibaan

xildhibaanimo xaal qaado
xushmadbaan laga doonaya
hadaad xildhaaban tahaye
xeerkood ilaaliso haboon
iyo xumaha oo diido
qaar xilkaba qaadin karin
baa la soo xulaye

xildhibaanimo xaal qaado
xeebaha kuwii iibsado
waliba xuurtaysan
ayaa xudud dagaal lama hayi
waliba xeer qabanaynine
dadka kuwii xasuuqa ku jira
oo xumaha dhigaye
xabadoo dhacaysay
rabaan xoolo guuliyay

xildhibaanimo xaal qaado
amizonbay xaydaab
ugu jiran xeryo oodan
xabadahu waxay diilan
maagta xoogtaane
xinjiraha shacabkay handadiyan
kuna xashaashaane
xaafadbay kuwda noolyihiin
xamartii weyneede

xildhibaanimo xaal qaado
xaafafka nabarada qarsoon
xanafta noo laaban
xalufka ayagaa noogu wacan
xiisadaha taagan
xuquuqul adankay jabshan
xeer ma dhowraane
xurmo ma laha ruuxi
xaaran ku dhargaaye

xildhibaanimo xaal qaado
ilaa laalush xaabsadaan
xukun ma gooyane
xarbigu inuu sii socday
doonayaan tan iyo xiixaye
xaqir bay naga dhigayaan
anagoo dawlad xoog badana

barlamaan xoraan doonayna
xiisa loo qabaan doonaynaa
xaqiraay dadweynoo leedihiin
xukunku ha u maago

xaafadaha kasoo wada baxoo
sheegta xubintiina
oo xumaansada kacsado
xiisa ololeeya
ilaa xaqiina heshaan
yaan la xagal daacin

codkii Qaylo dhaan