markaan da'da jiray 15
markaan damac guud la soo baxay
dookhayga markaan u sahan tagay

naftaydana midaan u doorbidoo
da'deed anigoon ka garanayn
hablaha ka daydayo midaan idhi

dabeecadaheeda gaariyo
bal aan dul ahaan tilmaamee
cirkoo dambar same ku hooroo

Exit mobile version