Basharka oo idil Haday isku soo baxaan
Bogtayda caashaqa
Ma bogsiin karaa
Beerkiyo laabtana
Aday kuu buseelaaan
Bogsanmaayo jeeraan
Barbarkayga kaa helo
Baxnaanaad iitahay anigoo
Bariidadaada kaliyaan
Bunshihii ku daynayaaye
Macaan hayga baaqan hibooy
Abaayo hayga baaqan hibooy
Bisha oo shan dhaladoo
Bilaysku xusay cirkaa
Bilicdeeda nuurkaad
Bildhaanteeda leedahay
Bishmahaa afkaagaan
Ubogaaye ma ogtahay
Been sheegi maayee
Adaan kuu basaasay

Exit mobile version