Orod laguma gaadho
Ayaaniyo nasiibkee
Wixii EEBE kuu qoro
Way kuu ahaadaan

ALLE igama qaadaay
Aayahaygii noloshaay
Ismahaaan abidkaaba ii joog

Awlaad asluubloo
Ehelkood aqoodoo
Aakhiriyo aduunyadaba
Anfacood helaaa
ILAAH ha ina siiyo
Aamin

Idilkood haweenkaba
Isha markii soo mari
Midii ahaatoo
Asluub EEBE siiyay

Edebtiyo akhlaaqduba
Midii lagu anqariyaay
Ismahaan abidkaaba ii joog

Exit mobile version