labadii isdoortee
liibaano duco helaa
laabtoodu israacdey
lidkoogana gaadhee
liliyo caaneee
labadaada waalid
naxli aan lahaynbaa
ladnaan kugu barbaashee
laki alahayow lakiyee
noqda laba mataana lakiye
aan liicin waligood
ladanoo ubad hela
luuliyo dheemeey
luquntaada dheeriyo
laafyahaaga dharaaraha
kalibiqsan indhuhu
laxaadkaaga quruxdiyo
lAhashada quruxda
rabi kugu ladhayba
lalooci waayey waligeed
lakiley noqda laba mataana
aan liicin waligood
ladanoo ubad hela

Exit mobile version