yarkaan yara jaleeco
jadiinka uga go,ay dartiisa
muxuu jaranjaro u fuulaa
ma wax ani la ii jideeya
ka joogi maayo
jeeaan jamaal iyo jamaad
jeeniga ugu qaadee
jees jees ma rooone
hadaan anigu ku jantay
ku jeclaaday inanyahaw
ha igu jiidin dhulkee
ila jil jacaylkaa

yarkaan jamashadiisa
jiif iyo joog aan u diiday
cid kastana ay u jeedo
ma inuu ani iga jeestaa
ka joogi maayoo
jeeraan jamad iyo jamaal
jeeniga ugu qaadoo
jees jees ma rooone
hadaan anigu ku jantay
ku jeclaaday inanyahaw
ha igu jiidin dhulkee
ila jil jacaylkaa

Exit mobile version