VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waligaa koreey - Lyrics

kuligood hablaha quruxdood ladhigay lagu kala baxyoo adaa kow ugalay kaalintaad gashaa dadku kuu qiroo kuu sacab tumeen waligaa koreey x2 ruux kula kulmaan kaa xiiso go'in marti kuu timidna cadho kaala tagin kasha xaadhan baad dumar kaga tagtee waligaa koreey x2 raxmo kun iyo qeer keed karoon dadka qaarna kibir way ku kala dhintaan ruuxii kuday x2 kuligood hablahu kolkay kuba arkaan kaa hinaaso oo kuu baneeya haad waa karaamadaa ragna kuu tartamay una kala horee inay kula hadlaan x2 kalmadaad dhahday inta kula faca ah ku dhawaaqayan way ku taamayaan kabtaad taagan tahay kaa hay allaah wax kastoo kudhiba x2 raxmo kun iyo qeer keed karoon dadka qaarna kibir way ku kala dhintaan ruuxii kudaya x2
Queue is empty
-- / --