VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waligaa koreey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qurbo
Waligaa koreey

kuligood hablaha quruxdood ladhigay lagu kala baxyoo adaa kow ugalay kaalintaad gashaa dadku kuu qiroo kuu sacab tumeen waligaa koreey x2

ruux kula kulmaan kaa xiiso go'in marti kuu timidna cadho kaala tagin kasha xaadhan baad dumar kaga tagtee waligaa koreey x2

raxmo kun iyo qeer keed karoon dadka qaarna kibir way ku kala dhintaan ruuxii kuday x2

kuligood hablahu kolkay kuba arkaan kaa hinaaso oo kuu baneeya haad waa karaamadaa ragna kuu tartamay una kala horee inay kula hadlaan x2

kalmadaad dhahday inta kula faca ah ku dhawaaqayan way ku taamayaan kabtaad taagan tahay kaa hay allaah wax kastoo kudhiba x2

raxmo kun iyo qeer keed karoon dadka qaarna kibir way ku kala dhintaan ruuxii kudaya x2

codkii Qurbo