VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sheeko - Lyrics

Sheeko sheeko Saan ma ahee sidaa waaye Sheeko sheeko qaabkaa Sheeko sheeko hadii dayoo Hadii dayoo sheeko sheeko Saan ma ahee qaabkaa Hadii dayoo saa Qalbiga kugu hayee macaane Saan ma ahee war lay binaa Niyadaa ii dhisaysaa macaane Sheeko uu sheeko Sheeko kii haaye macaane Sheeko sheeko Sheeko kii haaye macaane Sheeko sheeko Sheekadii kii hayaa macaane Sheeko sheeko Sheeko kii haaye macaane Halkuu mar lee i dhagayso Macaaneey macaaneey Halkuu mar lee ii soo dhawoow Ii soo dhawaaw Halkuu mar lee ii soo dhawoow Hab hab hab hab hab isii Macaaneey sheeko Sheeko kii haaye macaane Sheeko sheeko Qaabkaanoo hadii dawee Sheeko Qaabkaanoo hadii dawee Niyadaanoo hadii dayoo Ani lee i raacsantahay Macaaneey Sheeko sheeko sheeko Sheeko kii haaye macaane Sheeko sheeko sheeko sheeko Inamartoo hadii dayoo Qaabkaanoo hadii dayoo Niyadaanoo ii basaaso macaaneey Sheeko kii haaye macaanee Sheeko Sheekadii kii haaye macaanee Waa ani iyo adi macaanee Sheeko sheeko Sheeko kii haaye macaane Sheekadii kii haaye macaane Halkoo mar loo i dhagayso Sheeko sheeko Qalbigana kugu haaye macaane Niyadaa kugu haaye Qalbigana kugu haaye macaane Niyadaa kugu haaye macaane Qalbigaa sheeko sheeko Sheeko sheeko sheeko Sheeko kii haaye macaane Sheeko sheeko Qaabkana hadii dayoo sheeko Ii soo dhawoow abaayo macaane Laabtaa isii gali Ii soo dhawoow abaayo macaane Laabtaa isii gali Ii soo dhawaaw
Queue is empty
-- / --