VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sheeko mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Rahim alpha
Sheeko

Sheeko sheeko
Saan ma ahee sidaa waaye
Sheeko sheeko qaabkaa
Sheeko sheeko hadii dayoo
Hadii dayoo sheeko sheeko
Saan ma ahee qaabkaa
Hadii dayoo saa

Qalbiga kugu hayee macaane
Saan ma ahee war lay binaa
Niyadaa ii dhisaysaa macaane
Sheeko uu sheeko
Sheeko kii haaye macaane
Sheeko sheeko
Sheeko kii haaye macaane
Sheeko sheeko
Sheekadii kii hayaa macaane
Sheeko sheeko
Sheeko kii haaye macaane

Halkuu mar lee i dhagayso
Macaaneey macaaneey
Halkuu mar lee ii soo dhawoow
Ii soo dhawaaw
Halkuu mar lee ii soo dhawoow
Hab hab hab hab hab isii
Macaaneey sheeko
Sheeko kii haaye macaane
Sheeko sheeko

Qaabkaanoo hadii dawee
Sheeko
Qaabkaanoo hadii dawee
Niyadaanoo hadii dayoo
Ani lee i raacsantahay
Macaaneey

Sheeko sheeko sheeko
Sheeko kii haaye macaane
Sheeko sheeko sheeko sheeko
Inamartoo hadii dayoo
Qaabkaanoo hadii dayoo
Niyadaanoo ii basaaso macaaneey
Sheeko kii haaye macaanee
Sheeko
Sheekadii kii haaye macaanee
Waa ani iyo adi macaanee
Sheeko sheeko
Sheeko kii haaye macaane
Sheekadii kii haaye macaane
Halkoo mar loo i dhagayso
Sheeko sheeko
Qalbigana kugu haaye macaane
Niyadaa kugu haaye
Qalbigana kugu haaye macaane
Niyadaa kugu haaye macaane
Qalbigaa sheeko sheeko
Sheeko sheeko sheeko
Sheeko kii haaye macaane
Sheeko sheeko
Qaabkana hadii dayoo sheeko
Ii soo dhawoow abaayo macaane
Laabtaa isii gali
Ii soo dhawoow abaayo macaane
Laabtaa isii gali
Ii soo dhawaaw

codkii Rahim alpha