Abooy macaaney ku jeceliyee
Jacayl kiin kuu qabo kuma dheegaas
Abooy macaaneey kaa fikoraaye
Abooy macaaneey habartaa
Habartaa ii saarte macaaneey
Halkoo mar leh ii soo dhawaaw

Abooy macaaney ku jeceliyee
Jacayl kiin kuu qabo kuma dheegaas
Sidii arkii walaali ana meherkeena
Sidii arkii walaali ana ma hundooraa
Sidii arkii walaali ana hana wareerin
Sidii arkii walaali ana hana wareerin
Ana wareerin ana mu hundooraa
Ana meher geelaa

Walaahi bilaahi hana wareerin
Hee qaadigee nakacam
See le wama lee
Quruxdiyo iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Quruxdiyo iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Quruxdiyo iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Qosolshee daymidiye
Walee ka hamse low male
Qosolshee daymidiye
Walee ka hamse low male

Hana wareerin ana ma hundoora
Indhooshee dhalaashee
Walahi wale ka hamse low male
Indhooshee dhalaashee
Walee ka hamse low male
Qosolshee daymidiye
Walee ka hamse low male
Sidii kii aragi walaale
Anaba wareeri
Sidii kii aragi walaale
Anaba wareeri
Ana wareerin ana mu hundoora
Ana meher geelaa

Qosolshee iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Qosolshee iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Qosolshee iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Indhoshee iyo daymidiye
Walee ka hamse low male
Qosolshee iyo qaabiyee
Walee ka hamse low male
Indhoshee iyo daymidiye
Walee ka hamse low male
Ana wareerin ana mu hundoora
Ana meher geelaa

Sidii kii aragi walaale
Anaba wareeri
Sidii kii aragi walaale
Ana wareeri
Sidii kii aragi walaale
Ana ma hundooraa
Sidii kii aragi walaale
Ana meher geela
Indhooshee dhalaashee
Walahi wale ka hamse low male

Exit mobile version