Adaa iga dhawra wixi idhibaaya
Adaa igu dhato idheeli tiraaya
Adaa milay dhiiga dhuxaygiyo
Beerka dhamaan waxyahayga
Dhexqaado Ku saaqmay dhiigayga
2×
Dhankad iga joogto miyan ka dhaxmoon
Intaad i dhisayso miyaan dhibtoon
Dhibtooni oon dhibtooni
2×
Adaa dhakhtar ii ah qalbiga dhaya manka
Adaa i dhansiiya dhaydiisa jacaylka
Adaa dhab u yeeshay wadnaha dhaqdhaqa
Dhigaa iiga deeqay dhaayaha u bildhaamay
Bildhaamay bildhaamay dhaayahayga
2×
Dhankad iga joogto miyan ka dhaxmoon
Intaad i dhisayso miyaan dhibtoon
Dhibtooni oon dhibtooni
2×
