tiirkii axdigaynu taagnay
haduu tacabkii hungoobay
cishqigii tahliil dawaysa
talal iyo dheymrabdshaa

tan iyo waagaad ogayd
baad waxan tidcayaa
xusuuso ilaa taxan
uurka hoose kashaydo
ka tuhlan waayo oo aan
abid ku tarmeynin

ka tagay qosol fakihaysi
ma tago goobaha jacalka
intaraabiyo hadal ma sheego
qalbiga tiiraanyo ciishay
ilmada timid ba xanoon leeh

haduu tashigii dhaboobo
noloshu wey tusi lahayde
waxey taladani ku ledahay
tabtii hore aynu yeelno

taageero hadaa isiiso
dadkaan tayo dhaafi
lahayee waqtiga tagay
mu wacnaaneey hadeer
taariiikh sameyso tixgali
caashaqa warkiisa

Exit mobile version