Kalgaceelku waa nolol
Nacfi iyo udgoon loo
Waa caano iyo nabad
Aadmigu ku nuuxsado
X2

Niyad laba wadaagtoo
Isku hura naftoodoo
Isku nucin aduunyoo
Is nuglaynin weeyaan
X2

Nidarkiyo jaceelkii
Manaafayn dhankaygoo
Nacabkiyo ogow naar
Afuuf kuba ima karo
Namiim kuye X2

Nasrigii ilaah iyo nasiib
Keeda oo dihin naftan
Adiga mooyee cidkale
Nasiibaynin X2

Hadmaad nabdigiyo
Qalbigan kuu nugul
Nuujin caashaqa x2

Waa naruuroo waa
Nasteexoo waxaan
Kaa naawilaayee X2

Exit mobile version