Intuu sanku neefle jiro
Intaan saacadaydu iman
Adaan sad uyeeshayoo
Qudhayda ku siinayaa
X2

Sadriga adigaa dagoo
Bogaad ku samaysan
Tahoo korkaad iisaaran
Tahee sideen kuu nici
Karaa x2

Intaad samigayga tahay
Haween waan ka soom–
Ayaa hedaan kuu saarayaa
Sibaan kuu daryeelayaa
X2

Adaa nafta ila sidee
Miyaan ku sigsaagayaa
Miyaan ku saluugayaa
Amase kuu cidleenayaa
X2

Kusabay kuna soorayoo
Ku sugay kuu soo sam
Roo farxadii waan kugu
Simee halkaa maka sii
Wadnaa x2

Kusabay kuna soorayoo
Ku sugay kuu soo sam
Roo farxadii waan kugu
Simee halkaa maka sii
Wadnaa x2

Exit mobile version