jacal dhaba ahoo dheera weligii
dhamaca waqtigiyo dhakafaarka
aduunka uma dheeliyee

intaan kugu dhaadan jirey xigtadiyo
dhamaan waalidkii idhalay ka dhaweysan jiray
dhawaqaan idhaah haduu dhamac iyo
dhinbiil kugu ahaa dhinbiil kugu ahaa

dhinacaaga sow caashaqa
dhabtii dhaxan kama dilin
qorshe iga dhanoo dhigatay
meel meel sow majirin

mantana dhigey dhacdadiyo
nimaan dharaaraha lasocon dhagta fulee
idhaaf idhaaf adigoon idhibin idhaaf

dhadhamiyo haduu dhunkashiyo
jacal dhowr bari noqdoo dhaxal lagu helee
idhaaf idhaaf adigoon idhibin idhaaf

Exit mobile version