Maqane kula jooga
Iyo naftaydoon war
Iskahayn hadana
Kugu tolay jaceel
X2

Tirada kalgaceelka
Iyo jawiga noloshee
Dhabta ah jawaab
Sugan uma helee
X2

Intaan u jareesan
Ee jeelkiyo xiisaha
Uqabo

Si fududud uma jari
Karee sidii jid kafiican
Iyo jihada ugu tosiyaa
X2

Ragaba kaad u jeel
Qabtoo jid gooyada
Waayihiyo misana
Kaa xigo jar dheer
X2

Ayaanba wixii jiriyo
Jugtiyo nabarada
Kalgacal jal iyo dawo
Uma helee X2

Intaan u jibaysnahee
Naftayduna jaar
Latahay

Si fududud uma jari
Karee sidii jid kafiican
Iyo jihada ugu tosiyaa
X2

Exit mobile version