baybi iyo beenta
balad ku taala
barbaartaba u nacay

bootada iga daa
buuqa ila dhaaf
bal u kaadso wiilyahaow

adaa barashadii
buur isa saare
baylahshay jacaylke
baroortada iga daa

buufiskiyo bacda
bohol ku geeyaan
wiilow kaala baqay

beer laxawsiyo
basarka iga daa
uma baahni sheekee

Exit mobile version