Qof ku doortaybaan ahoo
Kuu dadaalayaan ahee
Ha iga aadin meel kale baby
Waad ideeqday anigoo
Kuma dayni karayee
Ha iga aadin meel kale baby

Daalay daalay daalay daalay
Aawadaa intaan u daalay
Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay
Hoo dawee kashoo daryeel

Hoo dawee oo dabiib
Hoo dawee oo dabiib
Xiska dartaa diiday
Dumarkii dunidee
Kaa doortay qeyrkaa

Hoo dabiib oo dawee
Hoo dabiib oo dawee
Xiska dartaa diiday
Ragii dunidee
Kaa doortay qeyrkaa

Waan ku daalay daalay daalay
Waan ku daalay doonistaada
Halkeed iga aaday qaali
Waan cidlooday dartaayee

Daalay daalay daalay
Waan ku daalay doonistaada
Halkeed iga aaday qaali
Waan cidlooday dartaayee

Qalbi qof ku doortay
Kuu daacadanee kaalay baby
Qaali kuma dayni karaayee

Daalay daalay daalay daalay
Aawadaa intaan u daalay
Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay
Hoo dawee kashoo daryeel

Qalbi qof ku doortay
Kuu daacadanee kaalay baby
Qaali kuma dayni karaayee

Daalay daalay daalay daalay
Aawadaa intaan u daalay
Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay
Hoo dawee kashoo daryeel

Qof ku doortay baan ahoo
Kuu daacadanee kaalay baby
Qaali kuma dayni karaayee

Daalay daalay daalay daalay
Aawadaa intaan u daalay
Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay
Hoo dawee kashoo daryeel

Exit mobile version