kaaalay kaalay keen xal
xanaaqana yaree bal
oo xabiibii soo gal
kal kuu xaadhan hoo jal

adaan kugu heloo xul
ii daaray xaqiiq nal
xiska maanka dagay kal
aan ka xiiso go'ayn kol

xalaalbaan rabaa dhal
xafidoo quraan dhan
noo ahaata khayr xal

xabiibi nolosha ii qir
xanxantada daren jil
xilkasnimo u wan qal
jacaylkeenan xulay dhiiga

xariirbaad u tahay dhal
xiskaygaad ku tahay hal
xusuus kama baxdide kol
xasidkeena soo dil

Exit mobile version