Salaw silica iyo sahwiga
Saldhiga xiisaha sadriga

Mudaan xamiloo samree
Miyaan saarkuba dagayn

Siibtay boqol jeer
Siktoo socdoo
dhaawaca sitoo
Inbadan silbadoo jabee
Sadkiyo rajadaan sugaa
Ma halisoo qudhaa

Jacaylka sugee sabaa
Sidkeen kaligay sidaa
Hadmuu sidan dhaamayaa amaba iga suulayaa

Salal saariyo hilawga
Surmiga oonka qalbiga

Dhaaxaan sidayoo qarshee
Miyaan jawiguba saxmayn

Soomay anfaaciga nacoo
Lurmoo aawadaa sirmo
Inbadan saaqmoo libdhee
Sifaha hamigaan rabaa
Ma daah caad saaranbaa

Exit mobile version