VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wareysi: Raxma Ruuxi - Lyrics

Fanaannadda Raxma Axmed Cali, oo deggan waddanka Mareykanka ayaa waxa ay ka hadleysa heeso cusub oo ay dhawaan soo saartay oo ku jira Maalmo. Raxma oo fanka bilowday sanadkii 1992 ayaa waxa ay sheegeysaa in sababta ay fanka u gashay ay tahay markii ay aragtay dhibaatada dadka Soomaaliyeed inay bilowday inay heeso qaaddo. Waxa ay dhawaan soo saartay heeso cusub oo ay ku jiraan kuwo waddani ah Waxaadna ka dhageesan kartaa Maalmo qeebta Raxma ruuxi.
Queue is empty
-- / --