VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wareysi: Raxma Ruuxi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Raxma Ruuxi
Wareysi: Raxma Ruuxi

Fanaannadda Raxma Axmed Cali, oo deggan waddanka Mareykanka ayaa waxa ay ka hadleysa heeso cusub oo ay dhawaan soo saartay oo ku jira Maalmo.
Raxma oo fanka bilowday sanadkii 1992 ayaa waxa ay sheegeysaa in sababta ay fanka u gashay ay tahay markii ay aragtay dhibaatada dadka Soomaaliyeed inay bilowday inay heeso qaaddo.
Waxa ay dhawaan soo saartay heeso cusub oo ay ku jiraan kuwo waddani ah Waxaadna ka dhageesan kartaa Maalmo qeebta Raxma ruuxi.

codkii Raxma Ruuxi