hadal ii daboolnaa
dadka aan ka qarin jiray
oy dani itidhi sheeg
diirka aan ka qaadee
ma utahay diyaar
mise waaban daayaa
ha idilo jacaylkuye
sida waqal daruureed
da,ay waa dhawaadkii
caashaqan darooree
intuu degay wadnaha
intuu degay wadnaha
iga rogana waayee
inuu kaa durkana diid
wan kula dul joogaa

Exit mobile version