Qamar soo iftiimiyoo
Qawl baxay la moodyoo
La moodyoo

Qacdi horaba eegmada
Qalbigaad dgex qaadoo
Naftaa kuu qushuucdee
Qushuucdee

Wadnaha dhiiga qabshiyo
Sambabada qarsnoonbaa
Wadnaha dhiiga qabshiyo
Sambabada qarsnoonbaa
Qaeybaad la noqotaa
Xididada dhex qaadee

Quruxdii aduunkoow
Qabanqaabo guuriyo
Qoys aan yagleelnee
Adna qabo dhankaagoo

Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqan
Ila qaybso caashaqa

Quruxdii aduunkoow
Qabanqaabo guuriyo
Qoys aan yagleelnee
Adna qabo dhankaagoo
Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqan
Ila qaybso caashaqa

Sida qaanso roobiyo
Ubaxoo qankii furay
Qankii furay

Qeybsanaaya midaboo
Qarihiin casaanbaa
Qumanoow ka dhigantee
Ka dhigantee

Inta lagu qadariyoo
Qiimihii ragoo idil
Inta lagu qadariyoo
Qiimihii ragoo idil
Qaadir kuu dhameeyoo
Waxaa tahay ma dhaafaan
Ma dhaafaan

Quruxdii aduunkoow
Qabanqaabo guuriyo
Qoys aan yagleelnee
Adna qabo dhankaagoo

Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqan
Ila qaybso caashaqa

Quruxdii aduunkoow
Qabanqaabo guuriyo
Qoys aan yagleelnee
Adna qabo dhankaagoo
Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqa
Ila qaybso caashaqan
Ila qaybso caashaqan

Exit mobile version