in kastoon ku doortoon dadba kaa xushay adi
hadana waan ku daayo anigu waan kaa ducayste
guunya kaa ordaysaad soo duwi karaysaa
ruux haduu ku doonayn laguma daalo abidoo
danta laguma seegee
hadaad diido hadalkaa waalagu duloobaa
doqonaan wax garananbuu dadku kugu
tilmaamaa ilayn waaba dawgaaye adaa doortay
xumehee
imisaan dadaaloo daruurtaa korkeeniyo inaan daar
ku saariyo adiga isku dayay damaashaad
ima aad danaynoo waad igu dul tumatee
rabi daa inkeenbaa samir igu dul shubayoo
waan kaa daldoorsaday

Exit mobile version