Waan dib jiray
Waan dib jiray
Waan dib jiray
Halkii iigu dambeysay
Baan ka dayay

Dabayl weeyi aduunyadu
Ninba maalintay
Ehey ahaan kartaa

Fajawhariina yaa binaa
Ala yaa binaa
Dabaa igu baxaayee

Idaaya idaaya idaaya
Idaaya idaaya idaaya
Dawadii naftaydaan
Doondoonayaa

Waan dabnahay
Waan dabnahay
Waan dabnahay
Halkii iigu dambaysay
Baanu nahay

Dabayl weeyi aduunyadu
Ninba maalintay
Ehey ahaan kartaa

Fajawhariina yaa binaa
Ala yaa binaa
Dabaa igu baxaayee

Idaaya idaaya idaaya
Idaaya idaaya idaaya
Dawadii naftaydaan
Doondoonayaa

Exit mobile version