Heesta Samir walaaleey baxsan - Lyrics
Aduunyada sidaa tahoo
Samo malahoo salkeed
Waa naxdinee x2
Saakadan reer ladnaabay
Bari musibo sudhan tahaye
Samir walalay sadkaaga
Roon ma ogiyee x2
Hadii mowdku cid seegi
Sayidkeenii muxamad
Baan ka socdeenee
X2
Nin sadkii dhamaadaa
Saacadna loogu darayne
X2
Samir walalay sadkaaga
Roon ma ogiyee x2