VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Samir walaaleey baxsan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Riwaayad Wed iyo wacad
Samir walaaleey baxsan

Aduunyada sidaa tahoo
Samo malahoo salkeed
Waa naxdinee x2

Saakadan reer ladnaabay
Bari musibo sudhan tahaye

Samir walalay sadkaaga
Roon ma ogiyee x2

Hadii mowdku cid seegi
Sayidkeenii muxamad
Baan ka socdeenee
X2

Nin sadkii dhamaadaa
Saacadna loogu darayne
X2

Samir walalay sadkaaga
Roon ma ogiyee x2

codkii Riwaayad Wed iyo wacad, Saynab Ali Baxsan