midabkaad udhalatiyo
jaceylkaama maydhmoo
waa muraayad ku hortaal
marna agtaade miyirkiyo
maankaad macaney wax yeeshee
sow ma ogid naftu inay maqnatiyo
inay mahad kunooshahay labadaa
mid weeyee maradaada inay yahay
kuu xidhan habeenkii maseyr ban
kaqaadaa ana waad imoogtahee
miyirkiyo mankad macan wax yeshe
sow ma ogid naftu inay maqnaatiyo
inay mahad kunooshahay
labadaa mid weeyee

Exit mobile version