laabtaa ku jamatee ha iga jeedsan ha sii jeestayn
jaha wareerka iga daa faraskaad jaraysee xakamaha
u jiidaa soo jooji inanyohow
nabsigaan la jaaraa igu kaa jirabayee hurda jabaq ma
siiyee jeenyaanku way i kaa adigaan jawaabiyo
jiidh naxaa kaa sugayaa
niyadaa ku jecelee ha i jikaarin ha i jidh diidin
jah wareerka iga daa jeexaygii midigoow
jaan qaaday socodkee ha igu laalin jeegada
