Anigu dablaan ahaanayaa
Naftayda waan la doodayaa
Raaxada waan u diidayaa

Waliba waa sii dadaalayaa
Waliba waa sii dadaalayaa
Waliba waa sii dadaalayaa
Waliba waa sii dadaalayaa

Aabe aabe aabe
Aabe dulqaadbaan kaa rabaa
Hooyo hooyo hooyo
Hooyo ducaan kaa doonayaa

Danta dalkaan u daalaya
Dirays inaan xidhaan rabaa
Cadawga daafacaan rabaa

Waliba waa sii dadaalayaa
Waliba waa sii dadaalayaa
Waliba waa sii dadaalayaa
Waliba waa sii dadaalayaa

Aabe aabe aabe
Aabe dulqaadbaan kaa rabaa
Hooyo hooyo hooyo
Hooyo ducaan kaa doonayaa

Aabe hooyo aabe hooyo
Hooyo ducaan kaa doonayaa

Exit mobile version