xamdiyaay ha fiududaana
xujo xaalku yuu noqon
xumaan kuuma quuree
xasid yuu nakala xadin
aniguna xabiibi xayaati
xidhiidhkii dhexdeenoo
ku xasiley wanaagaa
wali kugu xaqdhowraa
xortiisa caasshaqa
caragsiimo maalee
ka adkow xagaagoo
xurmo ruuxa kaa mudan
xagalo lagama toogtee
waxaan xiiso kuu qabo
xaasha e ma moogtahy
aniguna xabiibi xayaati
xidhiidhkii dhexdeenooo
ku xasiley wanaagoo
wali kugu xaqdhowraa
xortiisa cashaqa
aan xigsiimo maalnee
ka adkow xagaagoo
xubintaada yuuu gabin

Exit mobile version