VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dawee naftayda mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ruqiya guutaale
Dawee naftayda

dumar lama sinide
xubno dabacsanleey
ubax dayr dhashiyo
daa,uus la mood
xubnahaaga iyo
daymada indhaha
markaan daawadaa
doogtii jacayl
igu soo dagtaayoo
la dakaamayaayoo
daawee naftaydoo
daadihi naftayda
dumar kaaga hadhay

sida dirir onkaday
deegaan la fili
dalmaseeye roob
dad qaboojiyoo
diric lagu hirtiyo
raga doorkiyoow
aniguba dartaa
daqaradii jacayyl
daan iyo xanuun
daal iguma yara
daawee naftaydoo
daadihi qalbiga
deeqoow ku jecel

sidaa tahay darmaan
iyo dano qurxoon
daaqsin meelaha
lagu dirayo hawd
dusha midabka iyo
timahaad dabtee
dhabanada ku dagan
markaan daawadaa
intuu laygu dago
sidii ruux dardaran
u dubaaxiyaaye
daawee naftaydoo
daadihi qalbiga
dumar kaaga hadhayey

sidii sheekh digriga
darajada illaah
diinteena mudan
dambarsaday cilmiga
dambi laga qoriy o
ka cabsada darxumo
dar illaah u nacay
markii aan ku dayo
kalgacayl dibjiraa
igu soo dagee
daawee naftaydoo
daadihi qalbiga
deeqoow ku jecel

codkii Ruqiya guutaale