waxyeeliyo inaan xumaato
wadaagnoon kala irdhawno
jacaylkeenaa ka wayn
dadbaa jira waalanoo
markay wax is raba arkaan
u kala wariyoo xumaan

wad iyo calaf ogow waxaan ahayn

waxkastoo nagu yimaada
ma wiiqaan wacadka nooyaal
wakhtigu wuu soconayaa
aduun waa wiigba cayn
wajiyo maanta isku wacan
ogow bari kala wadiyo

Exit mobile version