arligiyo dalkeenii dhibaatadan ka oogani ma mid aan idlaanoo la afjari karaynbaa

allayaa islaamaay dumarkiyo agoontii abaaraha dhex dooday agab li'i lajoogaan urugada layaalaan

ilaahaayna waynoo noo arimiya mooyee ehel yaan dugsanayaa awood yaan kasugayaa

indha maleh rasaastuye nòolihii idlaysee ma midaan la aragoo laga ooli karinbaa

allayaa islaamoo maatida idlaatiyo umada u maciinoo arin murugtay weeyee somali urursha

ilaahaayna waynoo noo arimiya mooyee ehel yaan dugsanayaa awood yaan kasugayaa

Exit mobile version