colaadi inay qaraar tahayee if iyo aakhiraba laneceb yahayee olol dab iyo inkaar tahayee
inla holiyana ekoon tahayee

sidaa waan uwada ogsoonahayee maxan uga heri waynaayee

eebow anagoo nabada aamiin
eebow arligoo nabada aamiin
eebow umadoo nabada amiin
eebow waan u oomanahee aamiin

Exit mobile version