kaar iyo xanuun iyo kurba iyo dhibaatiyo kuleel baa igu baxayee

kursi gaasaan caashaqayeey madaxwayne kol idhahayeey

hadaan kiyuuga sugi lahaa kun ninbaa jeclaatoo kaftanku wuu igu dheer yahayee

kursi gaasaan caashaqayeey madaxwayne kol idhahayeey

hadii kale kar kabadiyo kaynaankiyo qaxootiga kadeed baa idiin yaalee

kursi gaasaan caashaqayeey madaxwayne kol idhahayeey

Exit mobile version