Anigu heesaha jacayl
Intaa waxan u bahaya
Hubaashii waa adiga

Haybtii la inagu yaqiin
Hablaha soomaaliyeed
Hidihii adigaa sitoo
Quruxdii adigaa huuwanee

Anigu waan kaa idhee
Gacaloy adigu ma ila haysa
Anigu waan kaa idhee
Gacaloy adigu ma ila haysa

Anigu heesaha jacayl
Intaa waxan u hesayaa
Hubaashii waa adiga

Haybtii la inagu yaqiin
Hablaha soomaaliyeed
Hidihii adigaa sitoo
Sharftii adigaa huuwanee

Haybtii la inagu yaqiin
Hablaha soomaaliyeed
Hidihii adigaa sitoo
Quruxdii adigaa huuwanee

Anigu waan kaa idhee
Gacaloy adigu ma ila haysa
Anigu waan kaa idhee
Gacaloy adigu ma ila haysa

Exit mobile version