Shaw dhulka caashaqa
Shaw laabta ku hayee
Adigoo

Lulubaha sidiisii
Shaw laydha raacdee
Lulubaha sidiisii
Shaw laydha raacdee

Adaa lumay eegmada
Shaw laabta ku hayee
Anigoo

Lulubaha sidiisii
Saw maad laxaad gabay
Lulubaha sidiisii
Saw maad laxaad gabay

Adaa lumay eegmada
Shaw libinta moodee
Adaa lumay eegmada
Shaw libinta moodee
Shaw libinta moodee

Ladi waa haldhaaguba
Intuu laac u muuqdee
Ana laanta ubaxa
Soomali dhanban u lulayaa
Ana laanta ubaxa
Adigaan u lulayaa

Exit mobile version