halo halo huuno ii waran
burco maad u hoyotaa
halo halo huuno ii waran
boosaso maad u hoyataa
hilaaciyo iftiinkaba
indhihii mar ku eegtaa
marna kuma hilmaaman
waxaan aragi dhihi laha
markaan hoy kula dago

halo halo huuno ii waran
xamar maad u hoyotaa
halo halo huuno ii waran
hargeysa maad u hoyataa
hilaaciyo iftiinkaba
indhihii mar ku eegtaa
marna kuma hilmaaman
waxaan aragi dhihi laha
markaan hoy kula dago
oo aad hab isiisaa

halo halo huuno ii waran
burco maad u hoyotaa
halo halo huuno ii waran
boosaso maad ku nooshahay
ma hubtaa jacayl ku galay
indhahaagu ma iga heleen
raga hinaasa daayoo
ma ii hiilinaysaa
hab isii horaadka isaar

halo halo huuno ii waran
xamar maad u hoyotaa
halo halo huuno ii waran
hargeysa maad u hoyataa
ma hubtaa jacayl ku galay
indhahaagu ma iga heleen
raga hinaasa daayoo
ma ii hiilinaysaa
hab isii horaadka isaar
oo aan wada heshiinoo

Exit mobile version