VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf Waa - Lyrics

Cir guduuda waagiyo Timirtoo casaatiyo Canabka oo bislaadiyo Cilara isubaxayee X2 Doonbir caano galis Iyo ubax caynba cayn Iyo waxaad tahay cad Ceedoo x2 Beeraha cagaarka leh Cambaha iyo caadkii Ku cadaysay nuurkii X2 Calaf waa calaf waa Ahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen iskeen baray Cawadii aduunkaay Igu curay sidii roob X2 Haduu caawa iguyidhi Bada cagaha galiyoo Timaha caarada usooh Soo xidho cunaabiga X2 Sadax qayd cartii loon Wali caarad jabin iyo Cambarsho iyo laasimo X2 Sintii ceerigaabiyo Haduu cududa iisudhay Ila caarid anigee x2 Calaf waa calaf waa Hahahahahahahaa Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen baray haygu Carinin anigee ku cug- Taye ma nabad baa X2 Hogol curatay dayroo Curur cidhif yadiisiyo Coodana ku hoortoo Intay xaadhay caymaha X2 Cosobkiyo barwaqada Cidii nabad ku daaqdiyo Farxad lagu caweeyoo X2 Xiskimooday cuudkii Ayaad ii cajabisee Xidigtii cirjiidhaay X2 Calaf waa calaf waa Hahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen iskeen baray Cawadii aduunkaay Igu curay sidii roob X2 Caanyo nacasa moye Gaaridu macaasido Curadkii hagaagee Ciida ushaqeeyee X2 Dalka caabiyaayee Sida caynkan aad Tahay cudurkana Daweeyee x2 Haduu yidhi cuntada Daa hacabine biyaha Diid cudur weeye halis- Ee x2 Calaf waa calaf waa Hahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen baray haygu Carinin anigee ku cug- Taye ma nabad baa X2
Queue is empty
-- / --