Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay
Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay

Xumaanta waa la dirirayaa
Samaanta waan u doodayaa
Xumaanta waa la dirirayaa
Samaanta waan u doodaya

Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay
Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay

Soomaalibaan dulmayaa
Duco ducayn u diidayaa
Soomaalibaan dulmayaa
Duco ducayn u diidayaa

Danteeda taabsiinayaa
Dunida gaadhsiinayaa
Danteeda taabsiinayaa
Dunida gaadhsiinayaa

Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay
Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay

Qabyaaladaan diidayaa
Qaranimaan danaynayaa
Qabyaaladaan diidayaa
Qaranimaan danaynayaa

Danaysigaan la diriraya
Dariiq runaan ku doodayaa
Danaysigaan la diriraya
Dariiq runaan ku doodayaa

Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay
Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay

Dalkayga waan jeclahay
Dadkaygana waan jeclahay

Exit mobile version