Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Xumaanta waa la dirarayaa
Samaanta waan udoodayaa
Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Soomaali baan u dumayaa
Doco doceenaan udiidayaa
Dantayda dhaafsiinayaa
Dunida gaarsiinayaa
Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Xumaanta waa la dirarayaa
Samaanta waan udoodayaa
Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Soomaali baan u dumayaa
Doco doceenaan udiidayaa
Dantayda dhaafsiinayaa
Dunida gaarsiinayaa
Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Xumaanta waa la dirarayaa
Samaanta waan udoodayaa
Dalkayga waan jeclahay
Dadkayga waan jeclahay

Exit mobile version