dunidan waageeranay
waqtiga iyo ayaamuhuyeey
waayahaa hadba ruux wareema
wax la wayo aan jirinbaan u weetaynayaa
wadka ma diidinee wadaan dareemeee

warku xumaa miyaa la i wareejinayaa

wadada toosan la iga weecinayaa
daruurtan soo waabtayee
iyo sagalka waabariga ee
is wataa waqalkani ma roobaa
ma wanbuu helay waraabuhu uu wadaagayaa
waxbaa ku hoos jira dhirtan la waabee

anigoon waynaanineey waagii dhalaanimo ee
wiilkii i wan qalay yaraantii
la warwar caashaqiisii qalbigaygu weheshaday
wagareey goormaan waydaartay dawgii

Exit mobile version