Haday talo dad waa wayn
Dhex martoy wadaagaan
Waa loo waafiyeeyaa
Loo weel baneestaa

Sir ban kula wadi lahaaye
Armaan Kaligay wal waalaa
X2

Naftaa kugu way raxaysoo
Wadaan baan kali shubaaye
Hanoqon wax ma garatadii
X2

Hadaan kuu waramo oo
Wadada caashaqa ku baro
Sideed iila wadi lahayd
X2

Gabadh yahay nin waynoo
Waayo soo jiraayoo ilaa
Sabankii wiil waal hadba
Dumarka tii wacan la
Wadaaga caashaqa
Waglada ha uga shekayn

Nafkaa maqan ha wayrixin
Wakiil caashaq ha unoqon

Inay kula wadaan iyo inay
Kaala weecdaan waabari
Ergo udiro bal waxay
Yiraah daan X2

Wagaray ka waasican
Wax la yaab leh weeyaan
Sida wariya soonaa wiil
Kan soo had laayow
Ma wadaagno sheekee
Colka waraf malagu
Dayay X2

Wadar kaani walanayee
Waqliyo ciil layuururow
Is waydii wax kaaga jira
X2

Hadaan waaberi utago
Hadaan wabi caashaq
Galo iwaani miyaan ku iri
X2

Exit mobile version