VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daraawiish (Janaa dagtay ee ka kac) - Lyrics

Janaa dagatay ee Kaca jiilkii darwiish Kow jiic weeye ee Jara jiilkii darwiish Kow x2 Waydin kii u jilib Dhigay ingiriiskii Jabiyee talyaanigii Jiidh jiidhee badan Kiis jageeyee Jiriqaayadeediyo Jeegada amxaarada Jaahuurkay wadatiyo Jeegada amxaarada Jidka khayrka qaadoo Jiilkii darwiishkow X2 Jibsin qaatayaashiyo Jaajuuska ha utudhina Jiilkii darwiishkow X2 Tacab kiinii jeer hore Dhibta aadku jabiseen Jira oo ilaashada Jiilkii darwiishkow X2 Soomaali jamaceed Yaa dhankiina joog-- Tee gobanimadu yay Jabin dalkayaan lakala Jarin jiilkii darwiishkow X2 Janaa dagatay ee Kaca jiilkii darwiish Kow jiic weeye ee Jara jiilkii darwiish Kow x2 Jabadkiinii weeyaan Halka ay dhul jiifyadu Ujarmaada dhogarayni Jidka looga jaqafyada X2 Soo joogso diide'e Jaragaliya oo bara Cashar ay jiiftaan Jawaab lama ilaaw- Aan hajabaane jiido Jiilkii darwiiskow X2 Kolka ay jalaadaan Yaanay jixin jix kaa Helin jiilkii darwiish Kow x2 Gardaray jidaysteene Jidiin kooda hoosiyo Runta jeebka ugu rida Jiilkii darwiishkow X2 Soomaali jamaceed Yaa dhankiina joog-- Tee gobanimadu yay Jabin dalkayaan lakala Jarin jiilkii darwiishkow X2
Queue is empty
-- / --