VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Daraawiish (Janaa dagtay ee ka kac) mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saado cali Warsame
Daraawiish (Janaa dagtay ee ka kac)

Janaa dagatay ee
Kaca jiilkii darwiish
Kow jiic weeye ee
Jara jiilkii darwiish
Kow x2

Waydin kii u jilib
Dhigay ingiriiskii
Jabiyee talyaanigii
Jiidh jiidhee badan
Kiis jageeyee

Jiriqaayadeediyo
Jeegada amxaarada
Jaahuurkay wadatiyo
Jeegada amxaarada
Jidka khayrka qaadoo
Jiilkii darwiishkow
X2

Jibsin qaatayaashiyo
Jaajuuska ha utudhina
Jiilkii darwiishkow
X2

Tacab kiinii jeer hore
Dhibta aadku jabiseen
Jira oo ilaashada
Jiilkii darwiishkow
X2

Soomaali jamaceed
Yaa dhankiina joog–
Tee gobanimadu yay
Jabin dalkayaan lakala
Jarin jiilkii darwiishkow
X2

Janaa dagatay ee
Kaca jiilkii darwiish
Kow jiic weeye ee
Jara jiilkii darwiish
Kow x2

Jabadkiinii weeyaan
Halka ay dhul jiifyadu
Ujarmaada dhogarayni
Jidka looga jaqafyada
X2

Soo joogso diide'e
Jaragaliya oo bara
Cashar ay jiiftaan
Jawaab lama ilaaw-
Aan hajabaane jiido
Jiilkii darwiiskow
X2

Kolka ay jalaadaan
Yaanay jixin jix kaa
Helin jiilkii darwiish
Kow x2

Gardaray jidaysteene
Jidiin kooda hoosiyo
Runta jeebka ugu rida
Jiilkii darwiishkow
X2

Soomaali jamaceed
Yaa dhankiina joog–
Tee gobanimadu yay
Jabin dalkayaan lakala
Jarin jiilkii darwiishkow
X2

codkii Saado cali Warsame