VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reer barbara - Lyrics

Jacaylkaan barbaarshee Bulaalee aan ku koriyee Badhtamaha hargaysiyo Burco uga ood jaray X2 Boodhari agtiisiyo Batalaale aan dhigayee Reer barbara siyaartaan-- Eey x2 Hadalka yanan badinine Anba bari samaadkii Dooni buuxdaan bad Kaga tagay x Habeen baxay ha raac Dayn beri shalay usoo Celi kasoo noqo bad iyo Wabi bilihiyo xiliga garo X2 Birta maanad goynine Dabeed beled ka baan Dheeye wixi kaaga soo Baxa eey x2 Barashada laba u dhigo Quruxdana ishaa bogo Dookhaaga baratami X2 Jacaylkaan baanee Boorame iyo ayshaca Bada saylac geeyee Baarka aan ufidhi jiray X2 Boqorkiyo dhaclaha Iyo aan uxidhay bana-- Diriyeey reer berbera Siyaartaaneey x2 Hadalka yanan badinine Anba bari samaadkii Dooni buuxdaan bad Kaga tagay x2 Hadal badan waligii Ileen haan mabuuxsho Jirka kaama bi'iyoo biyo Wabi ma noqon karo X2 Waxan biliga caashaqa Rag baan beer wadaag Naayee bidhaan qurux Samow adiyeee x2 Barashada laba u dhigo Quruxdana ishaa bogo Dookhaaga baratami X2
Queue is empty
-- / --