1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Jacaylkaan barbaarshee
Bulaalee aan ku koriyee
Badhtamaha hargaysiyo
Burco uga ood jaray
X2
Boodhari agtiisiyo
Batalaale aan dhigayee
Reer barbara siyaartaan–
Eey x2
Hadalka yanan badinine
Anba bari samaadkii
Dooni buuxdaan bad
Kaga tagay x
Habeen baxay ha raac
Dayn beri shalay usoo
Celi kasoo noqo bad iyo
Wabi bilihiyo xiliga garo
X2
Birta maanad goynine
Dabeed beled ka baan
Dheeye wixi kaaga soo
Baxa eey x2
Barashada laba u dhigo
Quruxdana ishaa bogo
Dookhaaga baratami
X2
Jacaylkaan baanee
Boorame iyo ayshaca
Bada saylac geeyee
Baarka aan ufidhi jiray
X2
Boqorkiyo dhaclaha
Iyo aan uxidhay bana–
Diriyeey reer berbera
Siyaartaaneey x2
Hadalka yanan badinine
Anba bari samaadkii
Dooni buuxdaan bad
Kaga tagay x2
Hadal badan waligii
Ileen haan mabuuxsho
Jirka kaama bi'iyoo biyo
Wabi ma noqon karo
X2
Waxan biliga caashaqa
Rag baan beer wadaag
Naayee bidhaan qurux
Samow adiyeee x2
Barashada laba u dhigo
Quruxdana ishaa bogo
Dookhaaga baratami
X2